Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sekaryaah 8:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaa jiri doona iniintii nabadda. Geedcanabkuna canabkiisuu dhali doonaa, oo dhulkuna midhihiisuu soo bixin doonaa, oo samooyinkuna sayaxay soo deyn doonaan, oo waxaan ka dhigi doonaa in kuwa dadkan ka hadhay ay waxyaalahan oo dhan dhaxlaan.

akhri dhamaystiran cutubka Sekaryaah 8

arki Sekaryaah 8:12 macnaha guud