Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sekaryaah 5:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasaan indhaha kor u taagay, oo intaan wax fiiriyey ayaan arkay laba naagood oo soo baxay, oo dabayshuna waa ku jirtay baalashooda. Iyagu waxay lahaayeen baalal u eg baalasha xuurta oo kale, oo iyana intay eefaahdii kor u qaadeen ayay meel dhulka iyo samada u dhaxaysa geeyeen.

akhri dhamaystiran cutubka Sekaryaah 5

arki Sekaryaah 5:9 macnaha guud