Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sekaryaah 12:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wakhtigaas taliyayaasha dalka Yahuudah waxaan ka dhigi doonaa sida girgire dab ah oo qoryo ku dhex jira, iyo sida qori ololaya oo xidhmooyin hadhuudh ah ku dhex jira, oo iyana waxay wada baabbi'in doonaan dadyowga iyaga ku wareegsan oo dhan, kuwa midigta ka xiga iyo kuwa bidixda ka xigaba, oo reer Yeruusaalemna mar kalay degganaan doonaan meeshooda, taasoo ah Yeruusaalem qudheeda.

akhri dhamaystiran cutubka Sekaryaah 12

arki Sekaryaah 12:6 macnaha guud