Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sefanyaah 3:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba i suga, ayaa Rabbigu leeyahay, ilaa maalinta aan ugaadhsade u soo kici doono, waayo, waxaan ku talajiraa inaan quruumaha isu soo ururiyo oo aan boqortooyooyinka isu soo shiriyo, si aan korkooda ugu shubo dhirifkayga iyo xataa xanaaqayga kulul oo dhan, waayo, dhulka oo dhan waxaa baabbi'in doona dabka qiiradayda.

akhri dhamaystiran cutubka Sefanyaah 3

arki Sefanyaah 3:8 macnaha guud