Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sefanyaah 3:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, markaas ayaan dadyowga siin doonaa af daahir ah, si ay kulligood magaca Rabbiga ugu yeedhaan, oo ay isaga ugu adeegaan isku niyad keliya.

akhri dhamaystiran cutubka Sefanyaah 3

arki Sefanyaah 3:9 macnaha guud