Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 9:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Siibaa wuxuu boqorkii ku yidhi, Wax alla wixii adoo ah boqorka sayidkayga aad igu amarto anoo addoonkaaga ah, ayaan u yeelayaa. Oo boqorkiina wuxuu yidhi, Mefiiboshed wuxuu wax ka cuni doonaa miiskayga sidii mid boqorka wiilashiisa ka mid ah.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 9

arki Samuu'eel Labaad 9:11 macnaha guud