Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 9:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waa inaad dhulka u fashaan isaga, adiga iyo wiilashaada iyo addoommadaaduba, oo midhahana waa inaad gudaha soo gelisaa si uu sayidkaaga wiilkiisu u helo wax uu cuno, laakiinse sayidkaaga wiilkiisa Mefiiboshed ahu mar kasta wax buu ka cuni doonaa miiskayga. Haddaba Siibaa wuxuu lahaa shan iyo toban wiil iyo labaatan addoon.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 9

arki Samuu'eel Labaad 9:10 macnaha guud