Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 3:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay dadkii oo dhammu yimaadeen oo damceen inay Daa'uud wax cunsiiyaan intii ay maalinnimada ahayd; laakiinse Daa'uud wuu dhaartay, oo yidhi, Ilaah taasoo kale ha igu sameeyo, iyo weliba tu ka sii badan, haddaan kibis dhadhansho, iyo wax kale toona, ilaa ay qorraxdu dhacdo.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 3

arki Samuu'eel Labaad 3:35 macnaha guud