Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 24:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud halkaas Rabbiga uga dhisay meel allabari, oo wuxuu u bixiyey qurbaanno la gubo iyo qurbaanno nabaadiino. Haddaba Rabbigu waa aqbalay baryadii dalkii loo baryay, oo belaayadiina dalkii way ka joogsatay.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 24

arki Samuu'eel Labaad 24:25 macnaha guud