Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 24:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii wuxuu Arawnaah ku yidhi, Maya, laakiinse sida runta ah qiimaan kaaga iibsanayaa, oo Rabbiga Ilaahayga ahna qurbaanno la gubo ugu bixin maayo wax aanan waxba ka bixin. Haddaba Daa'uud wuxuu meeshii wax lagu tumi jiray iyo dibidiiba ku iibsaday konton sheqel oo lacag ah.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 24

arki Samuu'eel Labaad 24:24 macnaha guud