Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 23:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sida runta ah reerkaygu xagga Ilaah saas kuma aha; Laakiinse axdi aan weligiis dhammaanayn ayuu ila dhigtay, Oo wax kastaba wuu hagaajiyey, wuuna adkeeyey; Oo in kastoo uusan soo bixin weliba waa badbaadadayda oo dhan iyo doonistayda oo dhanba.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 23

arki Samuu'eel Labaad 23:5 macnaha guud