Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 20:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu u soo dhowaaday, oo naagtii waxay ku tidhi, Ma Yoo'aab baad tahay? Oo isna wuxuu ugu jawaabay, Haah, waan ahay. Kolkaasay ku tidhi, Bal erayadayda maqal, anoo addoontaada ah, oo isna wuxuu ugu jawaabay, Waan ku maqlayaa.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 20

arki Samuu'eel Labaad 20:17 macnaha guud