Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 20:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa naag caqli badanu magaaladii ka dhawaaqday, oo waxay tidhi, Waan idin baryayaaye, I maqla, oo i dhegaysta; oo waxaad Yoo'aab ku tidhaahdaan, Halkan iigu kaalay, aan kula hadlee.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 20

arki Samuu'eel Labaad 20:16 macnaha guud