Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 18:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse dadkii waxay yidhaahdeen, Waa inaanad bixin, waayo, annagu haddaannu cararno dan nagama ay lahaan doonaan; oo xataa haddii nuskayo dhintona dan nagama ay lahaan doonaan; laakiinse adigu waad ka qiimo weyn tahay toban kun oo naga mid ah; sidaas daraaddeed haatan waxaa wanaagsan inaad adoo diyaar ah iska joogtid oo aad xagga magaalada naga caawidid.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 18

arki Samuu'eel Labaad 18:3 macnaha guud