Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 18:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud dadkii diray, oo wuxuu u qaybiyey saddex meelood, kolkaasuu meel wuxuu u dhiibay Yoo'aab, meelna wuxuu u dhiibay Abiishay oo ay Seruuyaah dhashay ee ahaa Yoo'aab walaalkiis, oo meeshii kalena wuxuu u dhiibay Itay kii reer Gad. Markaasaa boqorkii wuxuu dadkii ku yidhi, Sida xaqiiqada ah aniga qudhayduna waan idin raacayaa.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 18

arki Samuu'eel Labaad 18:2 macnaha guud