Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 12:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintii toddobaad ayaa yarkii dhintay. Oo Daa'uud addoommadiisiina way ka cabsadeen inay Daa'uud u sheegaan in yarkii dhintay, waayo, waxay isyidhaahdeen, War intii yarku weli noolaa ayaynu isaga la hadalnay, oo isna codkeennii ma uu maqlin; haddaba haddaynu u sheegno in yarkii dhintay, intee in ka badan buu isdhibi doonaa?

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 12

arki Samuu'eel Labaad 12:18 macnaha guud