Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 10:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii boqorradii Hadarceser addoommada u ahaa oo dhammu ay arkeen in iyaga reer binu Israa'iil hortooda looga adkaaday ayay la nabdeen reer binu Israa'iil, wayna u adeegeen. Oo saas aawadeed reer Suuriya way ka cabsadeen inay mar dambe reer Cammoon caawiyaan.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 10

arki Samuu'eel Labaad 10:19 macnaha guud