Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 10:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Suuriyana way ka carareen reer binu Israa'iil. Daa'uudna wuxuu reer Suuriya ka laayay toddoba boqol oo gaadhifaras raggoodii iyo afartan kun oo fardooley ah, oo wuxuu dilay Shoobag oo ahaa sirkaalkii ciidankooda, halkaasuuna ku dhintay.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 10

arki Samuu'eel Labaad 10:18 macnaha guud