Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 5:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed waxay u cid dirteen oo soo urursadeen madaxdii reer Falastiin oo dhan, oo waxay yidhaahdeen, War maxaynu ku samaynaa sanduuqa Ilaaha reer binu Israa'iil? Oo iyana waxay ugu jawaabeen, Sanduuqii Ilaaha reer binu Israa'iil ha lagu soo wareejiyo Gad. Oo iyana sanduuqii Ilaaha reer binu Israa'iil halkaasay ku soo wareejiyeen.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 5

arki Samuu'eel Kowaad 5:8 macnaha guud