Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 5:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkii reer Ashdood markay arkeen inay saas tahay ayay yidhaahdeen, Sanduuqa Ilaaha reer binu Israa'iil waa inaanu ina dhex oollin; waayo, gacantiisii aad bay inoogu adag tahay, innaga iyo ilaaheenna Daagoonba.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 5

arki Samuu'eel Kowaad 5:7 macnaha guud