Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 4:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay dadkii xeradii yimaadeen ayay odayaashii reer binu Israa'iil yidhaahdeen, Maanta maxaa Rabbigu inoogu laayay reer Falastiin hortooda? Haddaba sanduuqii axdiga Rabbiga aynu Shiiloh ka soo qaadanno oo dhexdeenna ha yimaado, inuu inaga badbaadiyo gacanta cadaawayaasheenna.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 4

arki Samuu'eel Kowaad 4:3 macnaha guud