Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 20:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal eeg, wiil yar baan u soo diri doonaa, oo waxaan ku odhan doonaa, Tag oo fallaadhihii soo doondoon. Haddaba haddaan yarka ku idhaahdo, War fallaadhihii waa kaa sokeeyaan, soo qaad oo kaalay; waayo, nabad baa kuu jirta oo waxyeello lama arko, Rabbiga noloshiisaan ku dhaartaye.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 20

arki Samuu'eel Kowaad 20:21 macnaha guud