Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 17:56-58 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

56. Markaasaa boqorkii wuxuu ku yidhi, Soo haybso yarka ina ayihiisa.

57. Oo markii Daa'uud ka soo noqday diliddii kii reer Falastiin ayaa Abneer kexeeyey oo Saa'uul hor keenay isagoo gacanta ku wata madaxii kii reer Falastiin.

58. Markaasaa Saa'uul ku yidhi, Inanyahow, ina ayaad tahay? Oo Daa'uudna wuxuu ugu jawaabay, Waxaan ahay wiilkii addoonkaaga Yesay ee reer Beytlaxam.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 17