Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 17:55 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Saa'uulna markuu arkay Daa'uud oo u baxaya kii reer Falastiin ayuu Abneer oo ahaa sirkaalkii ciidanka ku yidhi, Abneer, yarkanu waa ina ayo? Oo Abneerna wuxuu ku yidhi, Boqorow, noloshaadaan ku dhaartaye, kuuma sheegi karo.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 17

arki Samuu'eel Kowaad 17:55 macnaha guud