Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Kowaad 16:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sayidkayagow, nagu amar annagoo ah addoommadaada ku hor jooga inaannu kuu doondoonno nin aad kataaradda u yaqaan; oo markuu ruuxa sharka leh ee xagga Ilaah ka yimid kugu soo dego, ayuu kataaradda garaaci doonaa, waanad bogsan doontaa.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 16

arki Samuu'eel Kowaad 16:16 macnaha guud