Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 84:4-6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

4. Waxaa barakaysan kuwa gurigaaga deggan, Weligoodba way ku sii ammaani doonaan.

5. Waxaa barakaysan ninkii xooggiisu xaggaaga ka yimaado, Oo ay jidadka sare oo Siyoon qalbigiisa ku jiraan.

6. Markay dhex maraan Dooxadii Oohinta waxay ka dhigaan meel ilo badan leh, Haah, oo roobka hore ayaa barakooyin ka buuxiya.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 84