Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 40:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, Ilaahayow, shuqullada yaabka badan oo aad samaysay way badan yihiin, Oo fikirradaada aad naga qabtidna way badan yihiin, Oo iyaga lama xisaabi karo, Haddii aan sheego oo ka hadlo, Iyagu way ka sii badan yihiin wax la tirin karo.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 40

arki Sabuurradii 40:5 macnaha guud