Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 40:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, xumaatooyin aan la tirin karin ayaa i hareereeyey, Oo dembiyadaydii ayaa i qabsaday, sidaas daraaddeed kor ma fiirin karo, Iyagu way ka badan yihiin timaha madaxayga, oo qalbigaygiina waa i gabay.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 40

arki Sabuurradii 40:12 macnaha guud