Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 24:5-7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

5. Kaasu wuxuu Rabbiga ka heli doonaa barako, Ilaaha badbaadadiisana xaqnimo.

6. Kanu waxaa weeye qarnigii kuwa isaga doondoona, Oo waa kuwa wejigaaga doondoona, Ilaaha Yacquubow. (Selaah)

7. Irdahow, madaxiinna kor u qaada, Oo albaabbada daa'imiska ahow, kor ha laydiin qaado, Oo waxaa soo geli doona Boqorka ammaanta.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 24