Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 132:16-18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

16. Wadaaddadeedana waxaan huwin doonaa badbaado, Quduusiinteeduna aad bay ula qaylin doonaan farxad.

17. Halkaas waxaan ka dhigi doonaa in gees Daa'uud u soo baxo, Waxaan laambad u diyaariyey kii aan subkaday.

18. Cadaawayaashiisa waxaan huwin doonaa ceeb, Laakiinse taajkiisu madaxiisuu ku waari doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 132