Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 108:12-13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

12. Cadowga naga caawi, Waayo, binu-aadmiga caawimaaddiisu waxtar ma leh.

13. Ilaah caawimaaddiisa ayaannu wax xoog leh ku samayn doonnaa, Waayo, isagaa ah kan cadaawayaashayada ku tuman doona.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 108