Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sabuurradii 10:17-18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

17. Rabbiyow, waad maqashay waxay kuwa is-hoosaysiiyaa doonayaan, Oo qalbigooda waad diyaarin doontaa, oo dhegtaadana waad u dhigi doontaa,

18. Si aad gartooda u naqdid agoonta iyo kuwa la dulmay, Si aan dadka dunidu mar dambe u noqon kuwo laga cabsado.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 10