Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ruud 4:19-22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

19. Xesroonna wuxuu dhalay Raam, Raamna wuxuu dhalay Cammiinaadaab;

20. Cammiinaadaabna wuxuu dhalay Naxshoon, Naxshoonna wuxuu dhalay Salmoon;

21. Salmoonna wuxuu dhalay Bocas, Bocasna wuxuu dhalay Coobeed;

22. Coobeedna wuxuu dhalay Yesay, Yesayna wuxuu dhalay Daa'uud.

akhri dhamaystiran cutubka Ruud 4