Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 7:32-39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

32. raggii reer Beytel iyo reer Aaciina boqol iyo saddex iyo labaatan,

33. raggii reer Nebona laba iyo konton,

34. reerkii Ceelaamtii kalena kun iyo laba boqol iyo afar iyo konton,

35. reer Haarimna saddex boqol iyo labaatan,

36. reer Yerixoona saddex boqol iyo shan iyo afartan,

37. reer Lod, iyo reer Xaadiid, iyo reer Oonoona toddoba boqol iyo kow iyo labaatan,

38. reer Senaacaahna saddex kun iyo sagaal boqol iyo soddon.

39. Oo wadaaddadiina waxay ahaayeen reer Yedacyaah oo ahaa reer Yeeshuuca oo ahaa sagaal boqol iyo saddex iyo toddobaatan,

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 7