Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 7:25-38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

25. reer Gibecoonna shan iyo sagaashan,

26. raggii reer Beytlaxam iyo reer Netofaahna boqol iyo siddeed iyo siddeetan,

27. raggii reer Canaatoodna boqol iyo siddeed iyo labaatan,

28. raggii reer Beytasmaawedna laba iyo afartan,

29. raggii reer Qiryad Yecaariim, iyo reer Kefiiraah, iyo reer Bi'iroodna toddoba boqol iyo saddex iyo afartan,

30. raggii reer Raamaah iyo reer Gebacna lix boqol iyo kow iyo labaatan,

31. raggii reer Mikmaasna boqol iyo laba iyo labaatan,

32. raggii reer Beytel iyo reer Aaciina boqol iyo saddex iyo labaatan,

33. raggii reer Nebona laba iyo konton,

34. reerkii Ceelaamtii kalena kun iyo laba boqol iyo afar iyo konton,

35. reer Haarimna saddex boqol iyo labaatan,

36. reer Yerixoona saddex boqol iyo shan iyo afartan,

37. reer Lod, iyo reer Xaadiid, iyo reer Oonoona toddoba boqol iyo kow iyo labaatan,

38. reer Senaacaahna saddex kun iyo sagaal boqol iyo soddon.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 7