Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 4:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intaan wax fiiriyey ayaan kacay oo waxaan ku idhi kuwii gobta ahaa, iyo taliyayaashii, iyo dadka intiisii kaleba, Iyaga ha ka cabsanina, ee waxaad xusuusataan Sayidka weyn oo laga cabsado, oo waxaad u dirirtaan walaalihiin, iyo wiilashiinna, iyo gabdhihiinna, iyo naagihiinna, iyo guryihiinnaba.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 4

arki Nexemyaah 4:14 macnaha guud