Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 4:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed meeshii ugu hoosaysay oo derbiga ka dambaysay oo meelaha bannaan ku yiil ayaan taagay dadkii qoloqolo u safan oo wada haysta seefahoodii, iyo warmahoodii, iyo qaansooyinkoodiiba.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 4

arki Nexemyaah 4:13 macnaha guud