Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 3:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iriddii Isha biyaha ahna waxaa cusboonaysiiyey Shalluun ina Kaalxoseh oo ahaa taliyihii degmada Misfaah, wuu dhisay oo deday, oo wuxuu qotomiyey albaabbadeedii oo geliyey handarraabbadeedii iyo qataarradeedii, oo derbigii Warta Shelax oo beerta boqorka u dhowaana wuu dhisay, oo wuxuu gaadhsiiyey tan iyo jaranjarada hoos uga degata magaalada Daa'uud.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 3

arki Nexemyaah 3:15 macnaha guud