Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 3:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iriddii Digadana waxaa cusboonaysiiyey Malkiiyaah ina Reekaab oo ahaa taliyihii degmada Beyd Hakerem; wuu dhisay, wuuna qotomiyey albaabbadeedii oo geliyey handarraabbadeedii iyo qataarradeedii.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 3

arki Nexemyaah 3:14 macnaha guud