Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 10:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo innagoo ah wadaaddada iyo kuwii reer Laawi iyo dadkii kaleba saami baynu u ridannay qurbaanka qoryaha inaynu wakhtigii sannad kasta la amray qoryo gelinayno guriga Ilaaheenna sida qolooyinkeennu yihiin, si qoryaha loogu dul shido meesha allabariga ee Rabbiga Ilaaheenna ah, siday taasu sharciga ugu qoran tahay,

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 10

arki Nexemyaah 10:34 macnaha guud