Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 10:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

kibistii tusniinta, iyo qurbaanka hadhuudhka oo joogtada ah, iyo qurbaanka la gubo oo joogtada ah, iyo kan Sabtiyada, iyo kan bilaha cusub, iyo kan iidaha la amray, iyo kan waxyaalaha quduuska ah, iyo qurbaannada dembiga si kafaaraggud loogu sameeyo reer binu Israa'iil, iyo kulli waxa loo sameeyo guriga Ilaah oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 10

arki Nexemyaah 10:33 macnaha guud