Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Maahmaahyadii 29:19-22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

19. Addoon hadal kuma edeb yeesho, Waayo, in kastoo uu garanayo ka jawaabi maayo.

20. Ma aragtay nin hadalkiisa ku degdega? Kaas waxaa ka rajo roon nacas.

21. Kii addoonkiisa si wanaagsan u soo koriya tan iyo yaraantiisa, Ugu dambaysta wiil buu u noqon doonaa.

22. Ninkii xanaaq badanu muran buu kiciyaa. Ninkii cadho kululuna xadgudub buu badsadaa.

akhri dhamaystiran cutubka Maahmaahyadii 29