Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Maahmaahyadii 26:12-15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

12. Nin isla caqli weyn ma aragtay? Waxaa isaga ka rajo roon nacas.

13. Ninkii caajis ahu wuxuu yidhaahdaa, Libaax baa waddada jooga; Libaax baa jidka taagan.

14. Sida albaabku birihiisa ugu noqnoqdo, Ayaa kii caajis ahuna sariirtiisa isugu rogrogaa.

15. Kii caajis ahu wuxuu gacantiisa geliyaa xeedhadiisa, Oo inuu afkiisa ku soo celiyona waa ku dhib isaga.

akhri dhamaystiran cutubka Maahmaahyadii 26