Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Maahmaahyadii 26:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Sida wakhtiga kulul aan baraf cad ugu habboonayn, oo wakhtiga beergooyska aan roob ugu habboonayn, Ayaan sharaf nacas ugu habboonayn.

2. Sida shimbir iska wareegaysa iyo sida dabafallaadh iska duulaysa, Ayaan habaarkii sababla'aan ahu cidna ugu dhacayn.

3. Jeedal faras buu ku habboon yahay, dacayna dameer, Ulina dhabarka nacaska.

akhri dhamaystiran cutubka Maahmaahyadii 26