Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 5:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddii lacagtiisu ayan ugu filnayn inuu neef baraar ah keeno, markaas dembigii uu dembaabay aawadiis waa inuu qurbaankii xadgudubkiisa Rabbiga ugu keenaa laba qoolley ama laba xamaam oo yaryar, oo mid qurbaan dembi ha ka dhigo, midda kalena qurbaan la gubo.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 5

arki Laawiyiintii 5:7 macnaha guud