Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 5:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo markaas waa inuu dembigii uu dembaabay aawadiis Rabbiga ugu keenaa qurbaankii xadgudubkiisa, oo waa inuu adhiga ka soo qabto neef dhaddig ah, oo ah nayl ama waxar oo qurbaan dembi ah, oo wadaadku waa inuu kafaaraggud uga sameeyaa dembigiisii.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 5

arki Laawiyiintii 5:6 macnaha guud