Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 23:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaydaan cunin kibis, ama hadhuudh duban, ama sabuullo cusub ilaa isla maalintaas, jeeraad keentaan qurbaankii Ilaahiinna. Kaasu weligiinba waa idiin qaynuun tan iyo ab ka ab meel kastoo aad deggan tihiinba.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 23

arki Laawiyiintii 23:14 macnaha guud