Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 23:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo qurbaankiisa hadhuudhka ahuna waa inuu ahaadaa eefaah toban meelood loo dhigay labadiis meelood oo bur wanaagsan ah oo saliid lagu daray, kaasoo ah qurbaan dab lagu sameeyo oo Rabbiga caraf udgoon u ah, oo qurbaankiisa cabniinka ahuna waa inuu ahaadaa khamri, kaasoo ah hiin afar meelood loo dhigay meesheed.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 23

arki Laawiyiintii 23:13 macnaha guud