Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 65:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, addoommadaydu wax bay cuni doonaan, idinkuse waad gaajaysnaan doontaan, addoommadaydu wax bay cabbi doonaan, idinkuse waad harraadsanaan doontaan, addoommadaydu way rayrayn doonaan, idinkuse waad ceeboobi doontaan,

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 65

arki Ishacyaah 65:13 macnaha guud