Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 65:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waxaan idinka dhigi doonaa kuwa seefta ku le'da, oo dhammaantiinna waxaad u wada foororsan doontaan in laydin gowraco, maxaa yeelay, markaan idiin yeedhay iima aydaan jawaabin, oo markaan idinla hadlayna, ima aydaan maqlin, laakiinse wax indhahayga hortooda shar ku ahaa baad samayseen, oo waxaad doorateen wax aanan ku farxin.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 65

arki Ishacyaah 65:12 macnaha guud